La ilaaliyo vs aan la ilaalinin
Isgoysyada la ilaaliyo waxay leeyihiin xayiraadyo iyo/ama calaamado kuu diga tareenada iman. Isgoysyada aan la ilaalinin waxay leeyihiin oo kaliya calaamad (iskutallaab), ADIGA ayaa waa in aad eegto, dhagayso, oo aad naftaada u qiimeyso.
