Kumanaan kamaradood oo badbaadada taraafikada ah ayaa yaal waddooyinka dowladda ee Iswiidhan. Waxa ay cabbiraan, cidda ganaaxa la siiyo iyo waxa ku dhici kara shatigaaga.