ABS: Nidaamka ka hortagga xirmadda biraaga
Wuxuu ka hor tagaa in shaaggagu xirmaan hoosta biraaga adag. Tan waxay kuu ogolaanaysaa in aad isteering-yid inta la biraagayo, muhiim si looga fogaado caqabad. Cagta si adag u cadaadi, HA bum-bumin biraaga.

