Gaadiidka kala duwan si kala duwan ayay ugu dhaqmaan taraafikada, adiguna waxaad mas'uul ka tahay in gaarigaagu xaalad wanaagsan ku jiro.