Calaamadaha mamnuucu (förbudsmärken) waxay kuu sheegaan waxa aan laguu oggolayn. Halkan waxaa ku qoran kuwa ugu muhiimsan, sida ay u eg yihiin iyo meesha mamnuucu ku dhammaado.