Xeer
Tiirada sedexda
Tjänstevikt waa miisaanka gaarka oo diyaar u ah socdaallada, oo lagu daro shidaal iyo qiyaastii howl-wadeye. Totalvikt waa miisaanka ugu sareeya gaarka ee leh marka lagu raariyey. Maxlast waa kala-duwanaanshu, waxyada ugu baddan ee aad ku dari kartid ama saari kartid gaarka.