Waa la soo dejinayaa

Förbud mot trafik med motordrivet fordon med tillkopplad släpvagn
Gaadiidka matoorka leh ee rimoorko ku xiran yahay halkan laguma wadi karo.
Calaamadda si fiican u akhri: rimoorko yar iyo rimoorko badh ah (påhängsvagn) kuma khuseeyo haddii aan loox ku qorneyn.
Mamnuuc socodka baabuurta xamuulka culus: taasi waxay khuseysaa baabuurka xamuulka, maaha rimoorkada.
2 su'aalood oo diyaar ah