Övergångsställe
Calaamadeyntu waxay muujinaysaa goobta lugeeyayaasha laga gudbo.
Goobta lugeeyayaasha laga gudbo ee aan la ilaalin, waa inaad mudnaan siisaa lugeeyayaasha ku jira ama hadda geli doona.
5 su'aalood oo diyaar ah